This site uses cookies. By continuing to use this website, you agree to our policies regarding the use of cookies.

Install the free mobile app Online Radio Box

Get it on Google Play No, thanks
×
Like ? Save it to your favorites
×
Like ? Leave your review!

Gool FM

Rating: 4.8 Reviews: 22
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Show more
92 0

Gool FM reviews

  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda
  • 5
    14.03.2018
    All asxaabta goolfm waad salaamantihiin
  • 5
    25.02.2018
    Guuleysta madaama anigu wax ii turjumo wan radinaayay oo afkeyga hooyo wax igu sharaxo gool fm wa muteysataye magacaa hajorpo
  • 5
    10.02.2018
    waxy ku dhamaaty 1iyo o dhibcanaha mancityna waa 69
  • 5
    02.02.2018
    Goolfm codsi app goolfm ima shaqeynaayo google masoo boqan karo ee app maxaa ka Walden
  • 5
    23.01.2018
    Asc gool fm wan idin salaamay dhamantiin jir oo jooog goolfm
  • 5
    21.01.2018
    Masha allah gool fm wxy no tabisaa ciyaaraha dalka iyo kuwa banaanka gool fm anteenyadeeda hataagnaato jir oo joog
  • 5
    12.01.2018
    Hormar wcn😍😍
  • 5
    16.12.2017
    Nice tabin maxamed qadar waa waxaan wax laga qaban karin
  • 5
    01.12.2017
    Aad u mahadsan tihiin bahda gool fm
  • 5
    18.11.2017
    nice tabin
  • 5
    16.07.2017
    idaacada maxa Healy god maleh.miyaaa

Information about the radio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Radio contacts

Address: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Phone: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Install the free Online Radio Box application for your smartphone and listen to your favorite radio stations online - wherever you are!

News

Atletico Madrid oo garaacday Juventus iyo Man city oo guul dirqi ah ka gaartay Schalke 04 +SAWIRO

20.02.2019

(Yurub ) 21 Feb 2019 Kulamo ka tirsan tartanka champions league wareegiisa 16-ka ayaa caawa lagu ciyaaro garoomo ka tirsan Qaarada yurub waxaana fooda is daray kooxaha Atletico Madrid iyo Juventus halka kulan kale oo xiisa badan uu dhex maray kooxaha Scal

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Atletico Madrid Vs Juventus

20.02.2019

(Champions League) 20 Feb 2019. Kooxaha Atletico Madrid Vs Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Atletico Madrid Vs Juventus: Atletico Madrid: Oblak; Luis,

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Schalke Vs Manchester City

20.02.2019

(Champions League) 20 Feb 2019. Kooxaha Schalke Vs Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Schalke Vs Manchester City: Schalke: Fahrmann, Nastasic, Br

All news