Ta strona internetowa wykorzystuje cookies. Kontynuowanie pracy z witryny, wyrażasz zgodę na naszą politykę za pomocą plików cookies.

Zainstalować darmową aplikację mobilną Online Radio Box

Get it on Google Play Nie, dziękuję
×
Lubię to ? Zapisz do ulubionych
×
Lubię to ? Zostaw swoją opinię!

Gool FM

Ocena: 4.8 Ocen: 22
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Pokaż więcej
92 0

Opinie Gool FM

  • 5
    19.02.2019
    Walaalo annaga Wadanka Banankiisa ayaan jooknaa
  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance

Informacje o radiu

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Kontakty

Adres: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Telefon: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Instałuj darmową aplikację Online Radio Box do swego smartfonu i słuchaj uliubionę stacji radiowe na żywo gdziekolwiek!

Aktualności

Arsenal oo guul wax ku ool ah ka gaartay kooxda BATE Borisov una gudubtay wareega 16-ka +Sawiro

21.02.2019

( Yurub ) 21 Feb 2019 Waxaa soo dhamaaday kulan ciyareedkii u dhaxeyey kooxaha Arsenal iyo BATE Borisov kulan ka tirsanaa wareega 32-koox lugtiisa labaad waxaana guul gaartay koox Arsenal oo halis ugu jirtay in ay ka harto tartanka madaama laga soo adkaad

Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee Chelsea Vs Malmoe

21.02.2019

(Europa League) 21 Feb 2019. Kooxaha Chelsea Vs Malmoe ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Europa League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Chelsea Vs Malmoe: Chelsea: Caballero, Azpilicueta, Rudiger, Christensen,

Wakiilka Koulibaly oo tilmaamay in Daafucu diyaar u yahay in uu u dhaqaaqo dhanka Horyaalka Ingiriiska

21.02.2019

(Napoli) 21 Feb 2019.   Wakiilka daafaca kooxda Napoli ee waddanka Talyaaniga Kalidou Koulibaly ayaa tilmaamay in laacibku diyaar u yahay inuu u dhaqaaqo dhanka Horyaalka Ingiriiska, isla markaana dhegeysto dalabyada Manchester United iyo Chelsea. Bruno S

Wszystkie aktualności