Ovo web-mjesto koristi kolačiće cookies. Nastavkom upotrebe ovog web-mjesta vi prihvaćate naša pravila vezana za upotrebu kolačića.

Instalirajte besplatnu mobilnu aplikaciju Online Radio Box

Get it on Google Play Ne, hvala
×
Sviđa mi se ? Sačuvaj u mojim omiljenim
×
Sviđa mi se ? Ostavite svoju recenziju!

Gool FM

Ocjene: 4.8 Ocjene: 21
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Pokaži više
91 0

Gool FM ocjene

  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda

Informacije o radiju

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Radio kontakti

Adresa: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Telefon: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Instalirajte besplatnu aplikacija Online Radio Box za vaš pametni telefon i slušajte vama omiljene stanice na internetu - gdje god se nalazili!

Vijesti

Sir Alex Ferguson oo 6 sanadood kaddib mar kale tababare u noqonaya Manchester United

16.02.2019

(Manchester) 16 Feb 2019.  Tababarihii hore ee rug cadaaga ah ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa mar kale dib ugu soo laabanaya naadigiisii hore 6 sanadood kaddib markii uu ciyaaraha ka fariistay. Naadiga MU ayaa caddeeyay in Ferguson uu mar kale

Koulibaly oo ka hadlay codsiyada faraha badan ee soo gaaraya xilli uusan hilmaamin midab takoorkii lagu sameeyay

16.02.2019

(Napoli) 16 Feb 2019.   Daafaca kooxda Napoli iyo xulka Senegal Kalidou Koulibaly ayaa soo dhoweeyey codsiyada badan ee soo gaaraya oo ay usoo gudbinayaan kooxaha ugu waaweyn Yurub oo mid waliba dooneyso inay la soo wareegto. Wareysi uu Koulibaly maanta s

Gooni isu taagga Ingiriiska ee Brexit saameyn ma ku yeelan doontaa Horyaalka Ingiriiska ee Premier League?

16.02.2019

(London) 16 Feb 2019.  Iyadoo 29 bisha soo socota ee Maarso uu Ingiriisku qorshaynayo in uu si rasmi ah uga baxo Midowga Yurub ee EU oo ay ku mideysan yihiin haatan 28 waddan oo Qaaradda Yurub ah ayaa waxaa la is weydiiyay haddii Ingiriiska ay u suuro gas

Sve vijesti