Ovo web-mjesto koristi kolačiće cookies. Nastavkom upotrebe ovog web-mjesta vi prihvaćate naša pravila vezana za upotrebu kolačića.

Instalirajte besplatnu mobilnu aplikaciju Online Radio Box za vaš pametni telefon i slušajte vama omiljene stanice na internetu - gdje god se nalazili!

×
Sviđa mi se ? Sačuvaj u mojim omiljenim
×
Sviđa mi se ? Ostavite svoju recenziju!
×
×
Budite uz Ukrajinu. Spasite mir u svijetu!

Gool FM

Mogadishu, 99.0 MHz FM
Ocjene: 4.4 Ocjene: 32
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Pokaži više
136 0

Gool FM ocjene

  • 5
    19.02.2019
    Walaalo annaga Wadanka Banankiisa ayaan jooknaa
  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda
  • 5
    14.03.2018
    All asxaabta goolfm waad salaamantihiin
  • 5
    25.02.2018
    Guuleysta madaama anigu wax ii turjumo wan radinaayay oo afkeyga hooyo wax igu sharaxo gool fm wa muteysataye magacaa hajorpo
  • 5
    10.02.2018
    waxy ku dhamaaty 1iyo o dhibcanaha mancityna waa 69
  • 5
    02.02.2018
    Goolfm codsi app goolfm ima shaqeynaayo google masoo boqan karo ee app maxaa ka Walden
  • 5
    23.01.2018
    Asc gool fm wan idin salaamay dhamantiin jir oo jooog goolfm
  • 5
    21.01.2018
    Masha allah gool fm wxy no tabisaa ciyaaraha dalka iyo kuwa banaanka gool fm anteenyadeeda hataagnaato jir oo joog
  • 5
    12.01.2018
    Hormar wcn😍😍
  • 5
    16.12.2017
    Nice tabin maxamed qadar waa waxaan wax laga qaban karin
  • 5
    01.12.2017
    Aad u mahadsan tihiin bahda gool fm

Informacije o radiju

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Radio kontakti

Adresa: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252
Telefon: +252 61 5345211
Web-mjesto:
Email: [email protected]
Facebook: @goolfm
Twitter: @goolfm

Vrijeme u gradu Mogadishu: 09:14, 04.25.2024

Instalirajte besplatnu aplikacija Online Radio Box za vaš pametni telefon i slušajte vama omiljene stanice na internetu - gdje god se nalazili!

Vijesti

Halyey kooxda Liverpool ah oo ku dhaleeceeyay Chelsea sababa la xiriira Kai Havertz

02.01.2023

(London) 02 Jan 2023. Halyeyga kooxda Liverpool Graeme Souness ayaa dhaleecayn kulul u jeediyay maamulka Chelsea, kaddib markii ay barbardhac la galeen naadiga Nottingham Forest. Nottingham Forest ayaa taako u dhigtay kooxda Chelsea oo marti ugu ahayd gar

Nottingham Forest oo taako u dhigtay kooxda Chelsea oo marti ugu ahayd garoonka City Ground

01.01.2023

(Nottingham) 01 Jan 2023. Nottingham Forest ayaa taako u dhigtay kooxda Chelsea oo marti ugu ahayd garoonka City Ground, kaddib markii ay ku kala baxeen barbardhac 1-1 ah, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League. Qeybta hor

Muxuu ka yiri Arteta kaddib guushii ay Arsenal ka gaartay Brighton?

01.01.2023

(London) 01 Jan 2023. Tababaraha reer Spain ee Mikel Arteta ayaa sheegay in guushii ay Arsenal ka gaartay kooxda Brighton & Hove Albion ay muujisay rabitaan weyn oo ay Gunners u qabto hanashada horyaalka oo ka maqan khasnadda naadiga ilaa 2004tii. Arsenal

Sve vijesti