Acest site folosește module cookies. Continuând să utilizezi acest site, ești de acord cu politicile noastre privind utilizarea modulelor cookie.

Instalează aplicația gratuită pentru mobil Online Radio Box

Get it on Google Play Nu, mulțumesc
×
Apreciez ? Salvează-l în favorite
×
Apreciez ? Lăsați o recenzie!

Gool FM

Rating: 4.8 Revizuiri: 22
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Arată mai multe
92 0

Gool FM recenzia

  • 5
    19.02.2019
    Walaalo annaga Wadanka Banankiisa ayaan jooknaa
  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance

Informații despre radio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Contacte radio

Adresa: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Telefon: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Instalează aplicația gratuită Online Radio Box aplicație pe smartphone-ul tău și ascultă-ți online posturile de radio preferate - oriunde te-ai afla!

Știri

RASMI: Manchester City oo heshiis cusub ee wakhti dheer ka saxiixa Aymeric Laporte

22.02.2019

(Manchester) 22 Feb 2019. kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis cusub ka saxiixatay difaaceeda reer France ee Aymeric Laporte. Manchester City ayaa heshiis laba sano kale ku sii kordhisay kan uu haatan Laporte ku joogo Skay Bluas ee dhac

Mid ka mid ah halyeeyada kooxda Chelsea oo ku dhiiragaliyay in qandaraaska ay u kordhiyaan Eden Hazard

22.02.2019

(London) 22 Feb 2019. Waa in kooxda Chelsea ay ka shaqeysaa sida ay kaga saxiixan lahayd heshiis cusub ee waqti dheer uu ku sii joogi karo garoonka Stamford Bridge xidigeeda reer Belgian ee Eden Hazard, sidaas waxaa aaminsan Jimmy Floyd Hasselbaink oo ka

RASMI: UEFA oo ganaax dul dhigtay Alexandre Lacazette… (Imisa kulan ayuu ka maqnaan doonaa kooxda Arsenal?)

22.02.2019

(Yurub) 22 Feb 2019. Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee “UEFA” ayaa shaaca ka qaaday inay dul dhigeen weeraryahanka kooxda Arsenal ee Alexandre Lacazette. Qoraal rasmi ah ee kasoo baxay “UEFA” ayaa lagu sheegay in Alexandre Lacazette la dul dhigay gan

Toate știrile