Acest site folosește module cookies. Continuând să utilizezi acest site, ești de acord cu politicile noastre privind utilizarea modulelor cookie.

Instalează aplicația gratuită aplicația mobilă Online Radio Box pe smartphone-ul tău și ascultă-ți online posturile de radio preferate - oriunde te-ai afla!

×
Apreciez ? Salvează-l în favorite
×
Apreciez ? Lăsați o recenzie!
×
×
Suntem alături de Ucraina. Păstrați pacea în lume!

Gool FM

Mogadishu, 99.0 MHz FM
Rating: 4.3 Revizuiri: 35
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Arată mai multe
141 0

Gool FM recenzia

  • 1
    10.11.2019
    Laydinma maqlo nio sheeko rajaada nagalantaga nacalaaye
  • 1
    26.05.2019
    Asc gool fm hooygi ciyarha dalkaay la idinma maqlo maxaa waaye codkii maxaa ku dhacey
  • 1
    16.04.2019
    Booja meesha ku heysaan
  • 5
    19.02.2019
    Walaalo annaga Wadanka Banankiisa ayaan jooknaa
  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda
  • 5
    14.03.2018
    All asxaabta goolfm waad salaamantihiin
  • 5
    25.02.2018
    Guuleysta madaama anigu wax ii turjumo wan radinaayay oo afkeyga hooyo wax igu sharaxo gool fm wa muteysataye magacaa hajorpo
  • 5
    10.02.2018
    waxy ku dhamaaty 1iyo o dhibcanaha mancityna waa 69
  • 5
    02.02.2018
    Goolfm codsi app goolfm ima shaqeynaayo google masoo boqan karo ee app maxaa ka Walden
  • 5
    23.01.2018
    Asc gool fm wan idin salaamay dhamantiin jir oo jooog goolfm
  • 5
    21.01.2018
    Masha allah gool fm wxy no tabisaa ciyaaraha dalka iyo kuwa banaanka gool fm anteenyadeeda hataagnaato jir oo joog

Informații despre radio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Contacte radio

Adresa: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252
Telefon: +252 61 5345211
Site:
Email: [email protected]
Facebook: @goolfm
Twitter: @goolfm

Ora în Mogadishu: 00:03, 03.07.2026

Instalează aplicația gratuită Online Radio Box aplicație pe smartphone-ul tău și ascultă-ți online posturile de radio preferate - oriunde te-ai afla!