Laman web ini menggunakan cookies. Dengan meneruskan penggunaan laman web ini, anda bersetuju dengan dasar kami berkenaan penggunaan kuki.

Pasang aplikasi mudah alih percuma Online Radio Box

Get it on Google Play Tidak, Terima kasih
×
Suka ? Simpan dalam kegemaran anda
×
Suka ? Tinggalkan ulasan anda!

Gool FM

Penilaian: 4.8 Ulasan: 21
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Tunjukkan lebih banyak
91 0

Ulasan-ulasan Gool FM

  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda

Maklumat tentang radio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Kenalan radio

Alamat: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Telefon: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Pasang aplikasi Online Radio Box yang percuma dan dengar stesen radio kegemaran anda secara dalam talian – di mana jua anda berada!

Berita

Girona oo ku dubatay Real Madriid garoonkeeda Santiago Bernabéu+Sawiro

17.02.2019

(Spain) 17 Feb 2019 Waxaa soo idlaaday kulan ciyaareedkii u dhexeeyey kooxaha Real Madrid iyo Girona oo ka tirsanaa horyaalka La Liga waxaana guul wax ku ool ah gaaratay kooxda Girona . Madriid oo ku ciyaareysa garoonkeeda ayaa soo bandhigatay ciyaar caji

Manchester United oo dalabkii ugu qaalisanaa kubadda cagta u gudbinaysa PSG si ay u soo iibsato Neymar

17.02.2019

(Manchester) 17 Feb 2019.  Kooxda kubadda cagta Manchester United ee waddanka Ingiriiska ayaa lagu warramayaa in ay dalabkii ugu qaalisanaa taariikhda kubadda cagta u gudbin doonto kooxda Paris Saint-Germain ee Faransiiska si ay ula soo wareegto xidigga R

Gareth Bale oo soo kireystay ciidan aad u hubeysan si ay u ilaaliyaan xafladda Arooskiisa (sidee wax u jiraan?)

17.02.2019

(London) 17 Feb 2019.    Xidigga garabka uga ciyaara kooooxda Reeeal Madrid iyo xulka Wales, Gareth Bale ayaa beddelay qorshaha xafladda arooskiisa oo markii hore ahayd inay ka dhacdo Vincigliata Castle ee gobolka Tuscany ee Talyaaniga. Laakiin laacibkan

Semua berita