Bu web sitesi çerezler kullanır cookies. Bu web sitesini kullanmaya devam ederek çerezlerin kullanımı ile ilgili politikalarımızı kabul edersin.

Ücretsiz mobil uygulamayı yükle Online Radio Box

Get it on Google Play Hayır, teşekkürler
×
Beğen ? Favorilerine kaydet
×
Beğen ? Değerlendirmeni paylaş!

Gool FM

Puan: 4.8 Yorumlar: 21
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Daha fazla göster
91 2

Gool FM değerlendirmeler

  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda

Radyo hakkında bilgi

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Radyo temasları

Adresi: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Telefonunda: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Akıllı telefonuna Online Radio Box uygulama uygulamasını yükle ve nerede olursan ol favori radyo istasyonlarını çevrimiçi dinle!

Haber

Wenger oo si qoto dheer u falanqeeyay heshiiska uu Ramsey ugu biirayo kooxda Juventus

18.02.2019

(Yurub) 18 Feb 2019. Macalinkii hore kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa muujiyay aragtidiisa kaga aadan, heshiiska uu Aaron Ramsey ugu biirayo kooxda Juventus xili ciyaareedka soo aadan. Kooxda Bianconeri ayaa kala heshiisay inay kula wareegto laacibka

HORDHACA : Chelsea vs Manchester United xogta kulanka oo dhameestiran iyo rikooradiisa .

18.02.2019

( England ) 18 Feb 2019 kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa garoonkeeda ku soo dhaween doonta dhigeeda kooxda Manchester United kulan ka tirsan wareega shanaad ee tartanka FA Cup . Labada koox ayaa soo ciyaaray kulamo ka tirsan tartamada laga ciyaaro Eur

Gary Lineker oo ka hadlay guuldaradii Real Madrid kasoo gaartay kooxda Girona

17.02.2019

(Yurub) 17 Feb 2019. Halyeeyga kubada cagta dalka England iyo kooxda Barcelona ee Gary Lineker ayaa ka hadlay guuldaradii kaga soo gaartay Real Madrid garoonkeeda kooxda Girona, kulankii ay maanta ku wada ciyaareen horyaalka La Liga. Weeraryahankii hore k

Tüm haberler