Este site usa cookies. Ao continuar utilizando o site, você está de acordo com a nossa política de utilização de cookies.

Instale o aplicativo mobile gratuito Online Radio Box

Get it on Google Play Não, obrigado
×
Curtir ? Salve em seus favoritos
×
Curtir ? Deixe sua avaliação!

Gool FM

Avaliação: 4.8 Avaliações: 22
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Mostrar mais
92 0

Gool FM avaliações

  • 5
    19 h. passado
    Walaalo annaga Wadanka Banankiisa ayaan jooknaa
  • 4
    09.02.2019
    Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
  • 5
    15.09.2018
    Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance

Informações sobre a rádio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Contatos

Endereço: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Telefone: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Instale o aplicativo Online Radio Box gratuito para o seu smartphone e ouça as suas estações de rádio favoritas online - onde quer que você esteja!

Notícias

Real Madrid oo laga soo diiday Racfaankii ay ka gudbisay Ramos iyo laacibka oo seegi kara Final-ka

20.02.2019

(Europe 20 Feb 2019. Real Madrid ayaa ku guul darreysatay racfaan ay ka gudbisay kabtankooda Sergio Ramos kaddib Jaalihii uu qaatay lugta hore ee semi-final ka Copa del Rey ay la ciyaareen Barcelona. Haddii uu Ramos qaato jaale kale lugta labaad, wuxuu se

Sarri oo filaya in Usbuucan laga Ceyrin doono Chelsea…(Taageerayaasha oo durba bilaabay inay Baraha Bulshada ku faafiyaan Sawirka macalinkii badeli lahaa)

20.02.2019

(England) 20 Feb 2019. Tababaraha cadaadiska badan saaran yahay ee Maurizio Sarri ayaa filanaya in usbuucan laga ceyrin doono xilka Chelsea haddii uu guul darro kale oo fool xun kala kulmo Manchester City kualanka Finalka Carabao Cup. Macalinka reer Talya

DAAWO MUUQAALKAN: Waxaa xitaa soo SHARE-gareeyay Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump..!!

20.02.2019

(World) 20 Feb 2019. Waxaa baraha bulshada qabsaday haweeneey African ah oo si cajiib ah kubbada u Baleejeynaysa. Muuqaalka oo wax yar yiilay Twitter ka ayaa waxaa daawaday Malaayiin Ruux oo waxaa xitaa soo share gareeyay Madaxwaynaha Mareykanka Donald Tr

Todas as notícias