Qëndro me Ukrainën. Ruaj paqen në botë!
Gool FM
Mogadishu, 99.0 MHz FM
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga.
Trego më shumë
Rishikimet për Gool FM
-
Abdulkadir Ahmed Mo'alim
12.04.2018
waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
-
shafie Ali muse
06.04.2018
wan iin cimamaday the best radio oudiance
-
Abdi Weli Seyba
31.03.2018
Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda
-
Abdalla Abdalla
14.03.2018
All asxaabta goolfm waad salaamantihiin
-
Guuleysta madaama anigu wax ii turjumo wan radinaayay oo afkeyga hooyo wax igu sharaxo gool fm wa muteysataye magacaa hajorpo
-
abdiqani gaacir
10.02.2018
waxy ku dhamaaty 1iyo o
dhibcanaha mancityna waa 69
-
qasaaye ka cabso
02.02.2018
Goolfm codsi app goolfm ima shaqeynaayo google masoo boqan karo ee app maxaa ka Walden
-
Mohamed Qoraxey Mohamed Qoraxey
23.01.2018
Asc gool fm wan idin salaamay dhamantiin jir oo jooog goolfm
-
Masha allah gool fm wxy no tabisaa ciyaaraha dalka iyo kuwa banaanka gool fm anteenyadeeda hataagnaato jir oo joog
-
Hormar wcn😍😍
-
Bashiir Maxamed
16.12.2017
Nice tabin maxamed qadar waa waxaan wax laga qaban karin
-
Ilyaas Xasan Mxmud
01.12.2017
Aad u mahadsan tihiin bahda gool fm
-
Abbas Abdullahi
18.11.2017
nice tabin
-
idaacada maxa Healy god maleh.miyaaa
Informacion rreth radios
Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.
Kontaktet e radios
Koha në Mogadishu: 17:42, 12.05.2025