Стојте со Украина. Зачувајте мир во светот!
Gool FM
Могадишу, 99.0 MHz FM
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga.
Прикажи повеќе
141
0
Прегледи за Gool FM
-
Laydinma maqlo nio sheeko rajaada nagalantaga nacalaaye
-
Mohamud Muudey
26.05.2019
Asc gool fm hooygi ciyarha dalkaay la idinma maqlo maxaa waaye codkii maxaa ku dhacey
-
Abdinasir Maestro
16.04.2019
Booja meesha ku heysaan
-
Walaalo annaga Wadanka Banankiisa ayaan jooknaa
-
Xassan Mohamed
09.02.2019
Away sxb codkii idaacada waxba lagama maqlee marka hore luugad aan umaley naayo iney jarmal tahay unbaad maqleysaa kabacdina waa shin ee sidee ayaan umaqli Kara'
-
Sxb waan ka helay runtii barnaamiska daadihinayso nice
-
Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
-
Aaway codkii cod malahaayo bro
-
Cabdiqaadir Xalane
24.07.2018
Sxb aaway cudkiiii
-
Maxamed qadarow away cimaamadu
Информации за радиото
Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.
Контакти на радиото
Време во Могадишу: 06:10, 11.06.2026