Installa l'applicazione mobile gratuita Online Radio Box per il tuo smartphone e ascolta le tue stazioni radio online preferite – ovunque ti trovi!

×
Mi piace ? Salvalo nei tuoi preferiti
×
Mi piace ? Lascia una recensione!
×
×
Stai dalla parte dell'Ucraina. Salva la pace nel mondo!

Gool FM

Mogadiscio, 99.0 MHz FM
Voto: 4.3 Recensioni: 35
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Mostra altro
141 0

Recensioni Gool FM

  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda
  • 5
    14.03.2018
    All asxaabta goolfm waad salaamantihiin
  • 5
    25.02.2018
    Guuleysta madaama anigu wax ii turjumo wan radinaayay oo afkeyga hooyo wax igu sharaxo gool fm wa muteysataye magacaa hajorpo
  • 5
    10.02.2018
    waxy ku dhamaaty 1iyo o dhibcanaha mancityna waa 69
  • 5
    02.02.2018
    Goolfm codsi app goolfm ima shaqeynaayo google masoo boqan karo ee app maxaa ka Walden
  • 5
    23.01.2018
    Asc gool fm wan idin salaamay dhamantiin jir oo jooog goolfm
  • 5
    21.01.2018
    Masha allah gool fm wxy no tabisaa ciyaaraha dalka iyo kuwa banaanka gool fm anteenyadeeda hataagnaato jir oo joog
  • 5
    12.01.2018
    Hormar wcn😍😍
  • 5
    16.12.2017
    Nice tabin maxamed qadar waa waxaan wax laga qaban karin
  • 5
    01.12.2017
    Aad u mahadsan tihiin bahda gool fm
  • 5
    18.11.2017
    nice tabin
  • 5
    16.07.2017
    idaacada maxa Healy god maleh.miyaaa

Informazioni sulla radio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Contatti

Indirizzo: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252
Telefono: +252 61 5345211
Sito:
Email: [email protected]
Facebook: @goolfm
Twitter: @goolfm

Ora a Mogadiscio: 06:30, 04.07.2026

Installa l'applicazione gratuita Online Radio Box per il tuo smartphone e ascolta le tue stazioni radio online preferite – ovunque ti trovi!