This site uses cookies. By continuing to use this website, you agree to our policies regarding the use of cookies.

Install the free mobile app Online Radio Box

Get it on Google Play No, thanks
×
Like ? Save it to your favorites

Gool FM

Rating: 4.8 Reviews: 20
Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee gaar u ah arrimaha isboortiga. Show more
84 2

Gool FM reviews

  • 5
    15.08.2018
    Maxaa kudacay idaacada masha qaynay seee
  • 1
    08.08.2018
    Aaway codkii cod malahaayo bro
  • 5
    24.07.2018
    Sxb aaway cudkiiii
  • 5
    11.06.2018
    Maxamed qadarow away cimaamadu
  • 5
    13.04.2018
    HADDAN KADHIIBTO FIKIRKEYGA WAXAAN ISKU AADIN LAHA REALMADRID VS ROMA
  • 5
    12.04.2018
    waaw fantastic Goal jira oo jooga lkn gobolada oo dhan waa inaad gaartaaan
  • 5
    06.04.2018
    wan iin cimamaday the best radio oudiance
  • 5
    31.03.2018
    Maanta cayaarta gawarta tawineyso magaceed aad u fiicantahay tawinteeda
  • 5
    14.03.2018
    All asxaabta goolfm waad salaamantihiin
  • 5
    25.02.2018
    Guuleysta madaama anigu wax ii turjumo wan radinaayay oo afkeyga hooyo wax igu sharaxo gool fm wa muteysataye magacaa hajorpo

Information about the radio

Ujeeddada Idaacadda waa sidii loo haqabtiri baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. Sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaalida.

Radio contacts

Address: KM5, Mogadisho, Banaadir, Somalia 00252

Phone: +252 61 5345211

Email: info@goolfm.net

Install the free Online Radio Box application for your smartphone and listen to your favorite radio stations online - wherever you are!

News

Manchester United oo Diiday inay iibiso Pogba

17.08.2018

(Manchester) 17 Agoosto 2018. Manchester United waxay diidan tahay inay iibiyaan Paul Pogba xagaagan iyadoo ay bannaanka u taagan tahay kooxda Barcelona oo si daran u dooneysa. Xiriirka Jose Mourinho iyo laacibka reer France ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd

AC Milan oo dhawaan soo bandhigeysa Castillejo, Diego Laxalt iyo Bakayoko

17.08.2018

(Milano) 17 Agoosto 2018. Naadiga AC Milan ayaa si Rasmi ah Villarreal ugala soo wareegtay Samu Castillejo iyadoo uu dhanka kale aaday Carlos Bacca. Castillejo ee ka ciyaara garabka bidix ee weerarka ayaa u soo ciyaaray kooxda reer Spain 127-kulan, 11-goo

Chelsea oo Willian dartii uga Tanaasuleysa xeer soo jireen u ah oona aad u adag!!!

17.08.2018

(London) 17 Agoosto 2018. Chelsea ayaa Heshiis Labo sano ah ku abaal marineysa Willian. Blues ayaa la arkaa in Timaha waynaha reer Brazil dartiisa u qafiifiso xeerkeeda soo jireenka ee ah in hal sano oo qura laga saxiixdo ciyaartoyda 30-jirada ah. Willian

All news